XAAF oo Sheegay ciddii bixisay Amarka in Reer KG ka baxaan Dhuusamareeb (Daawo)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Axmed Ducaale Xaaf oo Tacsi u diray dadkii Reer koofur Galbeed ee lagu laayey Gaalkacyo ayaa sidoo kale ka hadlay ciddii bixisay Amarka in Reer KG ka baxaan Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Hadalka Xaaf ayaa kusoo aadaya iyadoo todobaadkan 13 qofood lagu dilay Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo, dadkaas oo kasoo jeeda Koofur Galbeed. halkaan ka daawo hadalka Xaaf.