Video: Saameynta Diidmada Shilin Soomaaligu ku yeelatay Sariflayaasha Cadaado

Dhaqaalaha Wararka Galmudug Wararka Maanta

Waxaan Halkaan idinkugu soo gudbinaynaa qeybta 1-aad Muuqaalo taxane ah oo ka hadlaya Saameynta ay ku yeelatay Diidmada Lacagta Shilin Soomaaliga Ganacsiga Magaalada Cadaado.

Muuqaalka 1-aad ayaa ka hadli doona Saameynta diidmadu ku yeelatay sariflayaasha Cadaado. halkaan hoose ka daawo. la wadaag saaxiibadaa.