Shirka Joogteynta Iskaashiga ee Qaarada Afrika iyo Shiinaha oo dhawaan ka furmi doona Jabuuti

Wararka Maanta

Waxaaa Dalka Jabuuti Bisha July 4-7 ee Sannadka  2018 ka Furmi doona Shir Balaaran oo ay wada yeelan doonaan Wadamada Afrika iyo Shiinaha, waxaana Shirkaas ka qayb gali doona Madax ka tirsan Dowladaha Afrika iyo Shiinaha.

Madashaan ayaa waxaa Diiradda lagu saari doonaa sidii loo sii Xoojin lahaa  ma loo joogteyn lahaa Xiriirka  Iskaashi ee Wadamada Afrika iyo Shiinaha   gaar ahaan Dhinaca Dhaqaalaha  maadaama Dowlada Shiinaha waayadaan dambe aya galangal dhinaca Maaligelinta iyo Dhaqaalaha ay ku yeelaneysa Wadamada Afrika,

Shirkaan ayaa sidoo kale waxaa ka qayb geli doon Ganacsato ka socda Dallka Afrika iyi Shiinaha , waxayna Labada Dhinac uga hadli doonaa sidii Dalka Shiinaha uu Maalgelin Balaaran ugu sameyn lahaa Kaabayaasha dhaqaalaha ee Qaarada Afrika

Sidoo kale waxaa Shirkaas lagu marti qaadey Shirkado waaweyn oo ka socdo Wadamada Yurub , Mareykanka,, Afrika, Carabta iyo Aasiya, si ay wax badan ugu ogaadaan  habka Shiinaha uu u Maalgelinyo Qaaradda Afrika  iyo Xiriirka sii Xoogeysanaya ee Afrika iyo Shiinaha

Ma aha markii ugu horeysey oo Kulan u dhexmaro Shiinaha iyo Afrika waxaana Sanadahaan dambe Dowladda Shiinaha hore u dhaqaajisey sidii Qaarada afrika ugu yeelan lahayd Saldhig Dhinaca dhaqaalaha waxayna  Dowladda Shiinaha ka hormareen Wadamada kale ka dib markii Bulshada Qaarada afrika ay aamineen  sida ShIinaha   ay uga go’an tahay Horumarka Qaarada Afrika

Waxaaa Dalka Jabuuti Bisha July 3-7 ee Sannadka  2018 ka Furmi doona Shir Balaaran oo ay wada yeelan doonaan Wadamada Afrika iyo Shiinaha, waxaana Shirkaas ka qayb gali doona Madax ka tirsan Dowladaha Afrika iyo Shiinaha.

Madashaan ayaa waxaa Diiradda lagu saari doonaa sidii loo sii Xoojin lahaa  ma loo joogteyn lahaa Xiriirka  Iskaashi ee Wadamada Afrika iyo Shiinaha   gaar ahaan Dhinaca Dhaqaalaha  maadaama Dowlada Shiinaha waayadaan dambe aya galangal dhinaca Maaligelinta iyo Dhaqaalaha ay ku yeelaneysa Wadamada Afrika,

Shirkaan ayaa sidoo kale waxaa ka qayb geli doon Ganacsato ka socda Dallka Afrika iyi Shiinaha , waxayna Labada Dhinac uga hadli doonaa sidii Dalka Shiinaha uu Maalgelin Balaaran ugu sameyn lahaa Kaabayaasha dhaqaalaha ee Qaarada Afrika

Sidoo kale waxaa Shirkaas lagu marti qaadey Shirkado waaweyn oo ka socdo Wadamada Yurub , Mareykanka,, Afrika, Carabta iyo Aasiya, si ay wax badan ugu ogaadaan  habka Shiinaha uu u Maalgelinyo Qaaradda Afrika  iyo Xiriirka sii Xoogeysanaya ee Afrika iyo Shiinaha

Ma aha markii ugu horeysey oo Kulan u dhexmaro Shiinaha iyo Afrika waxaana Sanadahaan dambe Dowladda Shiinaha hore u dhaqaajisey sidii Qaarada afrika ugu yeelan lahayd Saldhig Dhinaca dhaqaalaha waxayna  Dowladda Shiinaha ka hormareen Wadamada kale ka dib markii Bulshada Qaarada afrika ay aamineen  sida ShIinaha   ay uga go’an tahay Horumarka Qaarada Afrika

THE BEGINNING OF JULY DJIBOUTI SHOULD HOST CHINA-AFRICAN CONFERENCE FOR COOPERATION

 

The 4th to 7th July 2018 should open big conference CHINA-AFRICAN CONFERENCE FOR SUSTANTAINABLE COOPERATION ON ECONOMIC COOPERATION STRUCTURAL TRANSFORMATION should participate officials from China and Africa.

.

This conference should focus the mechanism to reinforce and sustainable cooperation between china and Africa especially economic though china government lastly engaging investment and cooperation to Africa countries.

.

 It is not first time to convene China and Africa and these last year’s Chinese government boost how African continent should have economic base and china become more engaged than others while African people trust the Chinese strategy that to develop African continent..

This meeting also would attend business personal from Africa and china and the two sides would discuss how the Chinese government should invest largely infrastructure of African continent.

.

 As well as this meeting invited big companies from Europe, USA Africa Arab Countries and Asia in order to aware more the system of Chinese investment African continent and strong cooperation between China and Africa