Sawirro: MD Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyey Balanbale

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wafdiga Madaxweynaha Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaaray degmada Balanbale waqooyiga gobolka Galgaduud. Qeybaha Bulshada ayaa si weyn u soo dhaweeyey Wafdiga Madaxweynaha.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf, Madaxweyne ku xigeenka Maxamed Xaashi, Madaxa Xukuumadda Sheekh Shaakir, iyo masuuliyiin kale. Wafdiga Madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow u ambabaxay Xeraale.