Puntland oo xirtay wariye Abshir Dhiirane

Wararka Maanta

Ciidamo Ka Tirsan Puntland ayaa Xabsiga Utaxaabay Saaka  Tafatiraha warsidaha Puntland Post  Abshir Dhiirane, xili uu ku sugnaa Goobtii shaqo magaalada Garowe caasimadda maamulka Puntland.

FB_IMG_1492848758263

Lama oga xariga loo gaystya Abshir dhiirane Sababta ka danbaysa iyo waxa uu salka ku hayo.

Ciidanka ammaanka ayan  weli  wax faah faahin kama aysan bixin xariga Tafatiraha warsidaha Puntland Post Abshir Dhiirane.

Madaxda Puntland ayaa Caburin iyo Caga Jugleen joogto ah U gaysta  Wariyaasha Madaxa Banaan Ee fadhigoodu Yahay Deeganada Puntland.

Xigasho: Puntland Post