tababaraha kooxda Manchester City ayaa sheegay in kooxdiisa ay u qalantay guushii ay ka gaareen dhigooda Sunderland kulankii furitaanka ciyaar ku soo dhamaatay 2-1 caawa.
City waxaa ku adkeyd inn ay abuurto fursado walow ay ku badisay labo gool oo mid ay iska dhalisay Sunderland iyo rigoore loo dhigay bilowgii qaybtii hore ee ciyaarta.
macalin Guardiola ayaa qeexay in mar walba kulanka furitaanka uu adagyahay laakin cadeeyay in ay mudnaayeen guushii kulankii furitaanka.
Man City ayaa guulaysatay dhamaan kulamada furitaanka lix xili ciyaareed ee lasoo dhaafay.
Comments are closed.