Arsenal Oo U Magacawday Per Mertesacker Kabtankeeda Cusub

Ciyaaraha

Cpu7d-QXEAEbhMv

Arsenal ayaa xaqiijisay in daafaca Per Mertesacker uu noqonaayo kabtanka cusub ee kooxda ka dib bixitaankii Mikel Arteta.

Mertesacker ayaa ciyaaryahan Arsenal ahaa shantii sano ee la soo dhaafay,  149 kulan  uyuu u saftay, isagoo kula  guuleystay labo FA Cups.

Si kastaba ha ahaatee waxa uu maqnaan doonaa bilaha cusub ee xilli ciyaareedkan  sababo la xiriira dhaawac jilibka ah.

 

Arsenal ayaa bilaabi doonta ololaheeda xili ciyaareedka  2015-16  kulanka ka dhan  Liverpool  berri garoonka Emirates.

Comments are closed.