Madaxweynaha Galmudug Axmed Baasto oo u safray Muqdisho (Video)

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Muqdisho, waa safarkiisii ugu horeeyey ee uu ku aado Muqdisho tan iyo markii xildhibaanada Galmudug u doorteen Hoggaanka Galmudug.

Axmed Baasto ayaa waxaa garoonka ku sagootiyey gudoomiye ku xigeen Barlamaanka Galmudug, wasiiro iyo xildhibaano.

halkaan ka daawo Muuqaalka