Jubbaland oo Hanbalyo u dirtay Madaxweynaha cusub Galmudug

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa loogu hanbalyeeyey Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug oo maanta Cadaado lagu doortay.

Waa dowlad goboleedkii ugu horeeyey ee hanbalyo u dira Madaxweynaha Cusub Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo maanta Barlamaanka Galmudug doorteen.

Screenshot_2017-05-03-17-05-02-1