Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Adis Ababa

Wararka Maanta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si heer Sare ah loogu soo dhaweeyay
Magaalada Adis Ababa caasimadda Dalka Itoobiya.

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa Waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Adis Ababa ku soo dhaweeyay Ra’isal Wasaaraha Dalkaas Mr. Hailemariam Desalegn iyo Madax kale. Wuxuuna halkaas joogi doonaa muddo laba maalin ah.

Waa safarkii ugu horeeyey ee Madaxweyne Farmaajo ku tago itoobiya, waxaana muuqata inuu qaaday dhabihii madaxdii ka horeysay, taageerayaasha Farmaajo ayaa niyadjab u arka in Madaxweynuhu booqdo itoobiya, oo ah barta laga soo maleego dhibaatada Soomaaliya.

FB_IMG_1493818656680 FB_IMG_1493818653434 FB_IMG_1493818647873 FB_IMG_1493818644113