Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda oo War kasoo saaray Xaaladda Baledweyne

Wararka Maanta

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa war deg deg ah kasoo saaray Xaaladda Magaalada Baledweyne ee gobolka Hiiraan halkaasi oo dadkii kunoolaa ay ka barakaceen ka dib Markii daadad ku dhuftay.

Golaha ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya, Shacabka Soomaaliyeed, Culimo, iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda in ay ka qeyb qaataan Gurmadka dadka kunool Baledweyne.