Emmanuel Macron oo ku guuleystay Doorashada France (Sawirro)

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Emmanuel Macron ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada dalka France, waana 39 jir qaba xaas 65 jr ah, wuxuuna helay codad gaaraya 65.5% , halka haweeneyda la tartameysay ee Marine Le Pen ay heshay 34.5% codadkii la dhiibtay.

Emmanuel Macron ayaa taageersan in France kasii mid ahaato midowga Yurub.

Screenshot_2017-05-07-21-48-35-1 FB_IMG_1494181478638 FB_IMG_1494181462491 FB_IMG_1494181457303