Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo markii ugu horeysay wareysi bixiyey ayuu ka hadlay arimo, waxa uu sharaxay sida loo soo qabtay, iyo cidda ka dambeysay xarigiisa.
Sidoo kale wuxuu u mahadceliyey ummadda Soomaaliyeed, oo garab istaagay markii Madaxda Sare ee Dowladda federaalka muwaadinkaan u dhiibeen cadowga itoobiya.
halkaan ka dhageyso wareysiga oo xambaarsan xog badan.