Daawo Qalbidhagax: “Aniga oo Qaawan ayaa sawiro la iga qaaday kadibna itoobiya la ii dhiibay”

Halgame Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo dhawaan laga soo daayey xabsi ku yaala itoobiya, ayaa dad farabadan kula hadlay xaflad lagu maamuusayey soo dayntiisa. Munaasabadan oo ay ka qeybgaleen siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada ayuu Qalbi dhagax ka jeediyey khudbo dheer oo uu kaga hadlay arimo badan. Cabdi kariin ayaa yiri :”Waxaa la iga qabtay Gaalkacayo, […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo u Ambabaxay Dalka Turkiga

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya  iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Wafdiga Madaxweynaha ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa dalka Jabuuti. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qeyb gali doona Caleemasaarka Madaxweynaha Turkiga oo dhawaan dib loo doortay. Caleemasaarka Madaxweynaha Turkiga ayaa lagu waddaa in ay bari ka dhacdo […]

Continue Reading

Dhageyso: Qalbidhagax oo bixiyey wareysigii ugu horeeyey (Yaa itoobiya u dhiibay?)

Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo markii ugu horeysay wareysi bixiyey ayuu ka hadlay arimo, waxa uu sharaxay sida loo soo qabtay, iyo cidda ka dambeysay xarigiisa. Sidoo kale wuxuu u mahadceliyey ummadda Soomaaliyeed, oo garab istaagay markii Madaxda Sare ee Dowladda federaalka muwaadinkaan u dhiibeen cadowga itoobiya. halkaan ka dhageyso wareysiga oo xambaarsan xog […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Qaabilay Wafdiga Jabuuti ee Kasoo Qeyb Galay Xuska1-da Luuliyo (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdiga ka socday Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti oo Muqdisho kaga qeyb galay xuska maalinta xorriyadda Gobollada Koonfureed iyo israacii Waqooyi iyo Koonfur ee 1-da Luuliyo. Madaxweynaha ayaa tilmaamay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada shacab ee walaalaha ah […]

Continue Reading

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Aadaya Suudaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Sooamaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo  ayaa Maanta la filayaa in uu u ambaabxo Caasimadda dalka Suudaan ee Magaalada Khartuum. Booqashadan uu ku tegayo Suudan ayaa la sheegay in ay tahay mid uu Casuumaad kaga helay Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir,waxaana safarka ku wehlin doona xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Angela Merkel

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel taasoo markii Afraad ku guuleysatay doorashadda. War Kooban oo uu soo dhigay Twitterkiisa ayaa sidaan u qornaa: ” Hambalyo Angela Merkel , waxaana ugu hambeeyeynaya guushaada Markii Afraad doorashadda dalkaas, waxaana naga dhaxeeya dowladda Jarmalka wada shaqeyn wacan”. Hogaamiyaha […]

Continue Reading

Musharax Farmaajo oo gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaliya iminkana ah Musharax Madaxweyne, ayaa goor dhaweyd soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo uu ka soo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde). Farmaajo ayaa garoonka waxaa ku soo dhaweeyay qaar ka tirsan dadka ku howlan ololahiisa Musharaxnimada, iyadoo dadweyne kala duwan ay ku sugayeen Banaanka Garoonka Aadan Cadde. Gaadiid […]

Continue Reading

Farmaajo oo ku wajahan Muqdisho

Ra’isilwasaarihii Hore ee Somalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ahna musharax u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Somalia ayaa lagu wadaa in uu soo Gaaro Magaalada Muqdisho. Qaban qaabo balaaran oo lagu soo dhoweeynayo musharaxa ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Mudane Farmaajo ayaa waxaa la aaminsanyahay in uu kamid yahay musharixiinta ugu cad […]

Continue Reading