Madaxweynaha Eritrea Isias Afewerki oo gaaray Addis Ababa (Sawirro)

Madaxweynaha Eritrea Isias Afewerki ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya markii ugu horraysay muddo ka badan 20 sano. Booqshadiisa ayaa jawaab u ah tii uu todobaadkii hore Eritrea ku tegey ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed. Socdaalkiisa ayaa la filayaa inuu qayb ka qaato isku soo dhoweynta xiriirka labada dal oo labaatankii sano […]

Continue Reading

Dhageyso: Alshabaab oo sheegay in ay joojiyeen waddo isku xiraysa itoobiya iyo Hobyo

AlShabaab ayaa waxa ay sheegeen inay ka hortagayaan qorshaha dowladda Itoobiya ay ku maalgashaneyso Afar Dekadood oo ka mid ah kuwa ku yaalla gudaha Soomaaliya, bacdamaa ay tilmaameen in qorshahan uu yahay mid fog oo muddo laga soo shaqeynayay. Masuul ka tirsan Shabaab oo lagu magacaabo Sheekh Mahad Warsame (Mahad Kartee) ayaa wuxuu sheegay haddii […]

Continue Reading

Daawo Qalbidhagax: “Aniga oo Qaawan ayaa sawiro la iga qaaday kadibna itoobiya la ii dhiibay”

Halgame Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax oo dhawaan laga soo daayey xabsi ku yaala itoobiya, ayaa dad farabadan kula hadlay xaflad lagu maamuusayey soo dayntiisa. Munaasabadan oo ay ka qeybgaleen siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada ayuu Qalbi dhagax ka jeediyey khudbo dheer oo uu kaga hadlay arimo badan. Cabdi kariin ayaa yiri :”Waxaa la iga qabtay Gaalkacayo, […]

Continue Reading

RW Itoobiya Abiy Ahmed oo Booqashadii ugu horeysay ku tagay Asmara (Sawirro)

Dr Abiy Ahmed Ra’iisulwasaaraha dalka Itoobiya  ayaa booqasho Taariikhi maanta ku tagay magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Waa booqashadii ugu horeysay oo rai’sul wasaara ka socda Itoobiya uu ku tago dalka Eritrea muddo 20 sano ah. Mr. Abiy ayaa waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Eritrea Isayas Afeworki, Itoobiya iyo eratariya ayaa waxa sanaddii 1998 dhexmaray dagaal […]

Continue Reading

Dhageyso: Qalbidhagax oo bixiyey wareysigii ugu horeeyey (Yaa itoobiya u dhiibay?)

Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo markii ugu horeysay wareysi bixiyey ayuu ka hadlay arimo, waxa uu sharaxay sida loo soo qabtay, iyo cidda ka dambeysay xarigiisa. Sidoo kale wuxuu u mahadceliyey ummadda Soomaaliyeed, oo garab istaagay markii Madaxda Sare ee Dowladda federaalka muwaadinkaan u dhiibeen cadowga itoobiya. halkaan ka dhageyso wareysiga oo xambaarsan xog […]

Continue Reading

Galcad Gumaad ayaa ka socda… Qormo kooban

Degaanka Galcad ee gobolka Galgaduud oo qiyaastii 350 km waqooyi kaga beegan Magaalada Muqdisho, Waxaa bilooyin ka hor gaaray ciidamada Dowlada oo ay wehliyaan kuwa itoobiya, intii ay joogeen ciidamadan ayey dadka deegaanku aad u soo dhaweeyeen iyagoo u arkayey in dowladoodii timid, Alshabaab ayaa markii ay magaalada ka baxayeen dadka uga digay in ciidii […]

Continue Reading