Dhageyso: Farmaajo Muxuu ka yari 2015 wasiiradii uu magacaabay Cumar C/rashiid?

Wararka Maanta

Dowladda uu hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay soo bandhigtay xukuumad ka kooban 68 xubnood oo 42 ka mid ah ay xildhibaano yihiin, waxaana xusid mudan in shacabku sugayeen xukuumad kooban oo la jaanqaadda baahidda dalka.

hadaba halkaan ka dhageyso wareysi oo u idaacadda kulmiye siiyey Janaayo 2015 Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xiligaas ahaa mucaarad, isagoo wareysigaas ku dhaliilay halka dhaqaale looga keeni karo 67 xubnood oo ka koobnayd xukuumadii uu xiligaaas magacaabay Ra’iisul wasaarihii hore Cumar Cabdi rashiid.