Daawo: ICRC oo Deeq Daawo ah gaarsiisay Xarunta Caafimaadka Baxdo

Caafimaadka Wararka Galmudug Wararka Maanta

Hay’adda ICRC ayaa deeq Daawo ah gaarsiisay xarunta caafimaadka Baxdo, sidoo kale waxaa deegaanka ka jira biyo yari. Wasiirka Gaadiidka Galmudug Cabdullaahi Cali Maxamed iyo Gudoomiyaha Degmada Baxdo Yuusuf Cali kheyre ayaa ka warbixiyey.

halkaan ka daawo