Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Kusimaha Safiirka Maraykanka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta Kulan kula yeeshay Safaarada Mareykanka ee Magaalada Muqdisho Kusimaha safriirka dowlada mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Danjire Martin Dale. Labada Dhinac ayaa kawada hadlay arimaha Amniga guud ahaan Soomaaliya oo mareykanku qeyb weyn ka qaato, Gaar ahaan Arimaha Galmudug ee Hormarka dhaqaalaha,  la dagaalanka alshabaab iyo […]

Continue Reading

Jabuuti Oo Si Kulul U Cambaaraysay Booqashadii Farmaajo Ku Tegay Eritrea

Safaarada Jabuuti Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Kulul U Cambaaraysay Booqashadii Farmaajo Ku Tegay Eritrea War-saxaafadeed ka soo baxay Safaaradda Jabuuti Magaalada Muqdisho maanta ayaa lagu sheegay in shacabka iyo dowladda Jabuuti ay si weyn uga naxeen hadalkii ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya intii uu booqanayey magaalada Asmara ee ahaa baaqii uu QM kaga codsaday […]

Continue Reading

ONLF Oo Faah Faahisay Kulankii Dhexmaray MD Farmaajo Iyo Guddoomiyaha ONLF

Ururka ONLF ayaa qoraal uu soo saaray faah faahin dheer kaga bixiyey kulankii magaalada Asmara ee xarunta wadanka Eritrea ku dhexmaray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo sidoo  kale guddoomiyaha ururkan Maxamed Cumar Cismaan. Qoraalka ONLF ayaa sidan u qornaa: “Markii ay taariikhdu ahayd 28/07/2018, waxaa magaalada Casmara ee waddanka Eritrea ku […]

Continue Reading

Degaanka Qeydaro oo isbitaal laga hirgeliyay

Degaanka Qeydaro oo ka mid ah Tuulooyinka hoos taga Dagmada Cadaado ee Gobalka Galguduud , ayaa markii ugu horreysay laga hirgeliyay Cuspitaal dabooli doono baahiyaha caafimaad ee halkaasi ka taagnaa. Dhismaha Cuspitaalka Tuulada Qaydaro ayaa waxaa is kaashaday Bulshada halkaasi ku dhaqan iyo xubno ka tirsan tirsan Golaha Barlamaanka fadaraalka Soomaaliya. Munaasabaddii Xarig jarka xaruntan […]

Continue Reading

Cabdi Faarax Juxa :” Safarkii Khayre ee (Qaaddo- Quuriwaa)”.

Wasiirkii hore Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebookga ku sheegay in nasiib darro ay tahay in Ra’iisul Wasaare Kheyre u quuri waayay dadka reer Puntland inuu qaaddo shamiito ah uu dhagax dhigo Dhismaha Dekedda Garacad gobolka Mudug. “Ra’iisul Wasaare Kheyre markii ugu horraysay 18 bilood ayuu booqasho rasmi […]

Continue Reading

Afhayeenka Dhaqanka Hawiye oo ka hadlay Tacdiyo Ciidanka Kenya ka geysteen gudaha Soomaaliya

Nabadoon Cabdinuur Axmed Diiriye Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka & Midnimada Beelaha Hawiye ayaa ka hadlay tacdiyo ciidanka Kenya ka geysteen gudaha Soomaaliya, gaar ahaan deegaanada ku yaala xuduuda Soomaaliya iyo Kenya. Nabaddoonka ayaa si gaar ah uga hadlay dhibaato burburin ah oo ciidanka Kenya u geysteen hantidii shirkada Hormuud oo ilaa 3 xarumood ka gubeen. Nabaddoonka oo […]

Continue Reading

Dhismaha Dekedda Garacad oo la dhagax dhigay (Sawirro)

Munasabad si weyn loosoo agaasimaya ayaa lagu qabtay magaalo xeebeedka Garacad ee degmadda Jariiban Gobolka Mudug,waxaana lagu dhagax dhigay dhismaha cusub ee dekadda Cusub ee Garacad. Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kahadlay goobta waxaana uu sheegay in dhismaha dekadaani qayb kayahay mashaariicda horumarineed ee bulshada Puntland ku dhisanayaan isku tashi & wax wada […]

Continue Reading

RW Kheyre oo si diiran loogu soo dhaweeyey Qardho (Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Qardho ee Gobolka bari. Waxaa Ra’iisul wasaare Kheyre ku wehliya safarkiisa, qaar ka mid ah Madaxda Golayaasha Dowladda federaalka Soomaaliya iyo xubno ka mid ah masuuliyiinta ugu sarreysa Puntland. Wafdiga Ra’iisul wasaaraha oo ka ambabaxay Magaalada […]

Continue Reading

AAMIN AMBULANCE WAA NA CAAWINTEE AAN MARKEEDA CAAWINO

Markii  ay Daashadeen  Bulshada Dagaalo sokeeyey Xaaladu noqotey mid Cakiran islamrkaana la waayey adeegyadii Bulshada, dadkuna wixii tabartooda ah ay ku maareynayaan Noloshooda  gaar ahaan sidii loola Tacaali  lahaa Dadka Dhaawaca ah iyadoo ay Bulshada Xiligaas ay isticmaalayeen Gaari gacano si loo gaarsiiyo Dadka Goobaha caafimaadka ayaa   Dad Soomaaliyeed oo ka damqadey Dhibaatadaas Baaxada leh ayey  Muruqooda iyo Maskaxdooda inta isku […]

Continue Reading