Maxaa kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada ee ka dhacay Garowe (Sawirro)
Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah iyo wasiirrada dawlad gobaleedka Puntland oo uu shir-gudoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta (Khamiis 2-da Agoosto 2018), ka qabsoomay xarunta Puntland ee Garoowe. Shirka ayaa looga dooday qodobbo ay ka mid yihiin; xoojinta midnimada, wada shaqaynta wasaaradaha federaalka iyo Puntland iyo qodobo kale, […]
Continue Reading