Ismaaciil Cumar Geelle oo Dhawaan booqanaya dalka Eritrea
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la filayaa inuu dhawaan booqasho ku tago Magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Jabuuti iyo Eritrea ayaa waxaa dhexmaray dagaal ku salaysan muran xuduudeed, waxaa Eritrea u muuqataa mid kasoo baxaysa go’doonkii siyaasadeed ee ay ku jirtay muddo badan. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisulwasaaraha itoobiya ayaa booqasho ku tagay dalkaan. […]
Continue Reading