Madaxweyne Xaaf oo Safar aan horey loo shaacin ku tagay Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa maanta safar aan horey loo shaacin  ku tagay magaalada Galkacyo Xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha OSHACO koofurta Galkacyo, Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta ka tirsan Maamulka Galmudug, Saraakiil Ciidan iyo qeybaha Bulshada. Xaaf Ducaale ayaa garoonka Diyaaradaha OSHACO kulan […]

Continue Reading

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada Oo Iclaamiyey Shirka 3aad

Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka Mudane Cabdi Wali Cali Gaas  ayaa shaaciyey in Bisha 3 September ay kulan deg deg ah isugu imaan doonaan kaas oo lagu qabanayo Magalada Kismaayo ee Xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. War qoraal ah oo ay goluhu soo saareen kuna saxiixnaa Guddoomiyaha Golaha Iskaashaiga Dowlad Goboleedyada Cabduweli […]

Continue Reading

3 Kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo dib loogu tartamayo

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismail ayaa ku dhawaaqday inay bilaabeen howsha soo buuxinta 3-kursi oo ka bannaan Golaha Shacabka lagu dooranayo Beydhabo iyo Dusmareeb. Xildhibaan C/qaadir Gaafoow Maxamuud oo laga soo doorto Galmudug  ayaa iska casilay kursiga Xildhibaanimo ee golaha shacabka sidda ay shaaciyeen Guddiga doorashooyinka. Kuraastan waxaa baneeyay Agaasimaha NISA Xuseen Cusmaan , […]

Continue Reading

RW Kheyre oo Xarigga ka jaray Qalabeyn lagu sameeyey Xarunta CID (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay xarigga ka jaray Xarunta hoggaanka baarista danbiyada (CID) oo dib u dayactir xooggan lagu sameeyay laguna soo kordhiyay qalab casri ah oo ka qayb qaadanaya sugidda amniga iyo ka hor tagga danbiyada abaabulan. Munaasabadda uu Ra’iisul Wasaaruhu ku daah-furay xarunta hoggaanka baarista Danbiyada (CID) […]

Continue Reading

W. Waxbarashada oo soo saartay Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka.

Wasiirka Waxbarashada, hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan Nidaamka hirgelinta waxbarashada dalka maadaam dhawaan lagu wado in la furo sannad dugsiyeedka Waxbarsho. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Xassan Maxamed Cali ayaa saxaafadda u akhriyay wareegtada ka soo baxday Wasaaradda waxaana kamid ah , si looga […]

Continue Reading

BANDHIGGA BUUGGAAGTA MUQDISHO WAA MADAL-AQOONEED

In muddo ah ayaa la-dharrarayay {sugi la’aa}, Xiiso iyo jaceyl  gaar ah ayaa loo qabay, shaqsi walba waxa uu ku haminayay inaan looga sheekeyn ee uu goobjoog ka noqdo, wax badan ayaa la is-weydiiyay goorma ayaa la  furayaa bandhigga buuggaagta Muqdisho, dadka Soomaaliyeed waxaa horey  raad xusuus leh ugu reebay bandhigyadii  hore loo qabtay, sugitaan dheer kadib waxaa 15-kii […]

Continue Reading

Imran Khan oo loo dhaariyay Ra’iisulWasaarenimada Pakistan

Cayaaryahankii hore ee cayaarta cricket-ka  Imran Khan ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha dalka Pakistan, markii 20 sano kadib uu ku soo biiray masraxadda Siyaasadda. Mr Imran Khan ayaa jimcihii shalay goluhu isku raacay in uu noqdo Ra’iisul wasaaraha Pakistan, taasi oo ka dambeysay markii xisbigiisa PTI ay ku guuleysteen inta badan kuraasta baarlamaanka […]

Continue Reading

Taliye ku xigeenkii hore NISA oo loo magacaabay Xil Cusub

C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) Taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda NISA  ee dhawaan xilka laga qaaday ayaa loo magacaabay xil cusub. Mr Jaamac ayaa laga dhigay La Taliye sare oo ka tirsan xafiiska Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, waxaana xog-hayaha guud ee Golaha lagu faray inuu marsiiyo habraaca maamuuska lataliyaha iyo meel marinta go’aanka harsan. C/qaadir Maxamed […]

Continue Reading

Xoghayihii hore QM Kofi Annan oo geeriyooday

Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobay, Kofi Annan ayaa geeriyooday isagoo 80 ahaa. Wuxuu ahaa qofkii ugu horreeyey ee Afrikaanka madow ah ee qabta jagada ugu sarraysa diblomaasiyadda dunida, wuxuuna xilkaas hayey 1997 – 2006. Wuxuu ku guulaystay abaalgudka nabadda Nobel ee dhanka bani’aadminimada. Xilliyadii dambe wuxuu noqday ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Suuriya, isagoo […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Dalka Turkiga

Sida lagu daabacay Barta Twitterka Villa Somalia, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad ka helay Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan. Madaxweyne Farmaajo ayaa beri ka qeybgalaya Shirweynaha 6aad ee Xisbiga haya Talada dalkaasi Turkiga AK Party, Shirkaan ayaa beri 18 August ka furmaya dalkaasi. H.E @M_Farmaajo has received invitation from H.E @RT_Erdogan to attend […]

Continue Reading