Faafaahin dagaalkii galabta ka dhacay koofurta Mudug
Waxaa faafaahino dheeraad ah laga helayaa dagaal galabta ka dhacay deegaanada maamiye ee u dhaxeysa Caad iyo Camaara degmada Xarardheere gobolka Mudug. Dagaalka oo dhowr jeer dhacay ayaa Alshabaab waxaa kasoo gaaray jab xooggan, waxaana la sheegay in laga dilay in ka badan 10 askari. Dhaawacyo badan oo ah ciidanka Alshabaab ayaa la geeyey degmada […]
Continue Reading