Bandhigga Buugaagta Cadaado oo gordhow furmaya (Sawirro) #CBF2018
Waxaa goordhow ka furmaya Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug, Bandhigii ugu horeeyey ee Buugaagta, Waxaana uu socon doona 4 iyo 5 September 2018. Bandhiggan ayaa waxaa ka qeybgalaya qorayaal iyo Abwaano Soomaaliyeed, oo ka kala yimid dunida dacaladeeda. Martida ka qeybgalaysa Bandhigga ayaa shalay soo gaaray Cadaado, waxaana xalay loo sameeyey Casho sharaf lagu soo […]
Continue Reading