Jadwalka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Galmudug oo la shaaciyey

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta shaacisay Jadwalka Ciyaaraha degmooyinka Galmudug oo 26 bishan ka furmaya Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug. Ciyaarahan ayaa waxaa ka qeybgalaya 6 degmo oo kala ah : Gaalkacyo, Cadaado, Dusmareeb, Cabudwaaq, Balanbale, iyo Hobyo. Waxaana la qorsheeyey in 25 bishan ay ciyaartoydu gaaraan Magaalada Gaalkacyo, halka maalinta […]

Continue Reading

Daawo: Magaalada Cadaado oo Maanta laga Ciiday

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug ayaa maanta laga ciiday, dadweyne farabadan ayaa ku tukaday Barxadda Masaajidka Tabliiqa. Masuuliyiin iyo Qeybaha Bulshada ayaa goobtaas Salaadda Ciidul Aladxdaa ku oogay. sidoo kale dad badan oo ku nool Magaalada Cadaado ayaanan maanta ciidin. Waxaana Magaalada laga dareemayaa dadka aan ciidin in ay ka badan yihiin dadka ciiday. Dhanka […]

Continue Reading

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo Hanbalyada Ciidda diray

Madaxwayne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmuudg Maxamed Xaashi Cabdi ayaa shacabka Galmudug iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa. ‘Hambalyo ayaan leeyahay dhammaan Shucuubta caalamka ee u dabaal-dagayo munaasabadda Ciidul-Adxa oo berri ku beegan. Gaar ahaan shacabka dowlad goboleedka Galmudug waxa aan leeyahay farxad iyo caafimaad ku ciida”. Muslimiinta Dunida ayaa beri u […]

Continue Reading

War-Murtiyeed: Shirkii Wadatashiga Wasaaradaha Kalluumeysiga

Shir Wadatashi oo laba Maalmood Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya ugu socday Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah ayaa  laga soo saaray War-Murtiyeed. War-Murtiyeedkan oo ka kooban 4 Qodob ayaa looga hadlay heshiis dhexmaray Wasaaradaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda. Hadaba halkaan hoose ka aqriso War-Murtiyeedka.  

Continue Reading

Ifraax Axmed “Deeqo waxay u geeriyootay Dhiig bax markii la guday ka dib”

Deeqo Daahir Nuur waxa ay aheyd 10 jir ku dhalatay tuulada layiraahdo OLOL oo 55km u jirta magaalada Dhuusamareeb. Ifraax Axmed oo ah gabar u ololeeyso arimaha beni’aadan-nimada, xili ay Hay’ada Ifrah Foundation ku jirtay shaqo ama olole ku aadanaa kahortaga gudniinka fircooniga ee Gabdhaha ayaa waxaa dhacday arin aad u naxdin badan taas oo […]

Continue Reading

EFASOM oo Cadaado ku qabatay Madal looga hadlayey Sare u qaadista Waxbarashada Gabdhaha

Hay’adda EFASOM [ Education For All Somalia] ayaa Madal looga hadlayey Helida Waxbarasho loo siman yahay iyo sare u qaadista ka qeybgalka Gabdhaha ee Dugsiyada ku qabatay Magaalada Cadaado. Madashan oo socotay laba maalin ayaa waxaa casharo ka bixinayey masuuliyiin kasocday Hay’adda EFASOM, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ciise oo ka socday EFASOM ayaa sheegay in ujeedada kulankan […]

Continue Reading

3 Kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo dib loogu tartamayo

Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismail ayaa ku dhawaaqday inay bilaabeen howsha soo buuxinta 3-kursi oo ka bannaan Golaha Shacabka lagu dooranayo Beydhabo iyo Dusmareeb. Xildhibaan C/qaadir Gaafoow Maxamuud oo laga soo doorto Galmudug  ayaa iska casilay kursiga Xildhibaanimo ee golaha shacabka sidda ay shaaciyeen Guddiga doorashooyinka. Kuraastan waxaa baneeyay Agaasimaha NISA Xuseen Cusmaan , […]

Continue Reading

Saraakiil ka socota DANAB & Bancroft oo gaaray Dusmareeb (Sawirro)

Magaalada Dusmareeb Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug waxaa xalay gaaray saraakiil ka socotay ciidanka sida gaara ah u tababar ee Danab xoogga dalka qeybta Galmudug, Waxaana ku wehliyey ciidanka Sida gaarka u tababar ee Puntland PSF. Ciidamadan ayaa shalay kasoo baxay Saldhigooda Waqooyiga Galkacyo ayaa xalay ka gudbay Magaalada Cadaado. Maanta ayaa garoonka diyaaradah Dusmareeb waxaa […]

Continue Reading

Senator Abshir Bukhaari oo booqday Dugsiga Maandeeq (Sawirro)

Senator Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) Gudoomiye ku xigeenka  1aaad aqalka sare barlamaanka Soomaaliya ayaa saaka booqday Dugsiga Waxbarashada Maandeeq magaalada Cadaado. Senatorka ayaa Dugsigan 2 sano ka hor ka hirgaliyey magaalada Cadaado, waxayna ka mid aheyd balanqaadkii doorashadiisa inuu wax u qabto dadka deegaanka. Dugsiga Maandeeq ayaa waxaa dhigtay caruurta ku nool xerooyinka Barakaca, gaar […]

Continue Reading