Cali Gacal Casir “Dadka Mooshinka iga keenay ma ahan Xildhibaano”
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Casir ayaa sharci darro ku tilmaamay mooshinka ay ka keeneen xildhibaanada u badan ururka Ahlu Sunna , isagoo ka digay in burbur loo horseedo Galmudug. Gudoomiye Casir ayaa sheegay in dadka keenay Mooshinka aanay aheyn Xildhibaano sax ah, isla markaana aanu aqoonsaneyn. “Raga la leeyahay mooshin ayay keeneen, ma […]
Continue Reading