Sawirro: Turkiga oo soo bandhigay Hub casri ah

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa lagu qabtay carwo lagu soo bandhigay hub iyo agab ciidan oo casri.

Bandhigaan ayaa waxaa ka qeybgalay Ra’iisulwasaaraha dalkaasi Bin Cali Yaldrim, oo xubno kale.

Shirkad Turki oo qalabka ciidamada soo saarta ayaa goobta kusoo bandhigtay Taangiyo, diyaarada duuliye la’aan, gantaalo, qoryaha fudud iyo agab kale oo ciidan. Agabkan ayaa ah kii ugu dambeeyey ee dunida laga isticmaalo.

FB_IMG_1494365232118 FB_IMG_1494365240059 FB_IMG_1494365244128 FB_IMG_1494365248067 FB_IMG_1494365251910 FB_IMG_1494365257638 FB_IMG_1494365383446 FB_IMG_1494365387416 FB_IMG_1494365392094 FB_IMG_1494365396208 FB_IMG_1494365400332 FB_IMG_1494365405043 FB_IMG_1494365411013 FB_IMG_1494365415272 FB_IMG_1494365422831