SAWIRADA;- Sacuudiga oo dalkiisa ka mamnuucay Maaliyada Mid ka mid ah kooxaha ugu caansan K/Cagta Yurub
Khilaafka siyaasadeed ee ka dhex aloosan wadamada khaliijka ayaa sabab u noqotay inay saamayn ku yeelato kooxda Barcelona oo ka mid ah kooxaha ugu caansan qaarada Yurub iyo caalamka intiisa kale. Dowlado ay ku jirto Saudi Arabia ayaa xiriirkii siyaasadeed iyo midkii dhaqaalaha u goysay dalka Qatar oo ay ku eedeeyeen inay soo taageeraan argagaxisada, […]
Continue Reading