Sawirro: Donald Trump oo gaaray Sucuudiga

Wararka Dibadda Wararka Maanta

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa booqashadii ugu horeysay ku tagay boqortooyada Sucuudi Carabiya. Waxaana kusoo dhaweeyey Boqorka dalkaasi Boqor Salmaan.

Trump ayaa ka qeybgalaya shir u dhaxeeya qaar ka mid madaxda Dalalka islaamka iyo Maraykanka, shirkaan ayaa soconaya 20-21 bishan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in saacado kadib gaaro Sucuudiga, si uu uga qeybgalo Shirkaas.

Shirkaan ayaa looga hadlayaa sidii looga hortagi lahaa faragalinta dowladda Iiraan ku heyso gobolka.

FB_IMG_1495269619115 FB_IMG_1495269631152 FB_IMG_1495269615365 FB_IMG_1495269653029 FB_IMG_1495269625517 FB_IMG_1495269640858 FB_IMG_1495269663142