Madaxweynihii hore ee Ciraaq Jalaal Talabani oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Ciraq Jalaal Talabani ayaa ku geeriyooday  da’da 83, isbitaal ku yaal dalka Jarmalka kadib markii uu muddo xanuunsanayay. Jalaal ayaa hayey xilka  Madaxweynaha dalka Ciraaq sanadii 2004. Jalal Talabani ayaa hogaaminayay mid kamid ah kooxihii Kurdiyiinta waxana uu noqday Madaxweyna dalka Ciraq sanadkii 2003 kadib markii la afgambiyay Saddam Xuseen. Dadka Kurdiyiinta […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyey Angela Merkel

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa hambalyo u diray Ra’iisul Wasaaraha dalka Jarmalka Angela Merkel taasoo markii Afraad ku guuleysatay doorashadda. War Kooban oo uu soo dhigay Twitterkiisa ayaa sidaan u qornaa: ” Hambalyo Angela Merkel , waxaana ugu hambeeyeynaya guushaada Markii Afraad doorashadda dalkaas, waxaana naga dhaxeeya dowladda Jarmalka wada shaqeyn wacan”. Hogaamiyaha […]

Continue Reading

Diyaaraha Dagaalka Maraykanka oo Dulmaray Hawada K/Waqooyi

Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay inay ahayd dhoolatus ay wasaaradda difaaca Maraykanku ku muujinaysay ilaa heerka ay gaarsiisan tahay awoodda Maraykanka iyo go’aamada uu qaadan karo madaxweyne Trump. Pentagonka ayaa sheegay in talaabadan ay ahayd mid muujinaysa talaabooyinka dhinaca dagaalka ee uu madaxweynuhu kala dooran karo haddii ay halis ka timaaddo dhinaca Kuuriyada Waqooyi. Diyaaradaha dagaalka […]

Continue Reading

Dagaal u dhexeeya Beelo kasoo kala jeeda Puntland&Galmudug oo ka dhacay Gobolka Mudug

 Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo ayaa ka socda deegaan lagu magacaabo Qurac-Gaashaan oo dhaca waqooyi bari Gobolka Mudug, iyadoo dad ku dhaawacmay dagaalkaas la geeyay magaalada Gaalkacyo. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa u dhaxeeya dad xoolo dhaqato ah oo ka soo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland, waxaana xiisadan ay aheyd mid mudooyikii u […]

Continue Reading

Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka socda Ceel-waaq

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka socdo degmadaas, kaddib markii dagaalyahano ka tirsan AlShabaab ay weerareen. Sida ay sheegayaan wararka Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerar dhowr jiho ku qaadeen degmada, kaddib markii uu waagu baryay, wararka ayaa intaa ku […]

Continue Reading

Cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay kuuriyada Waqooyi

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aan kala har lahayn waxa uu ugu codeeyay in cunaqabateyn adag lagu soo rogo Kuuriyada Waqooyi. Qaraarka ayaa looga jawaabayay tijaabadii lixaad uguna awoodda badneyd ee hubka nukliyeerka, hasayeeshee cunaqabateynta lagu soo rogay Pyongyang kuma ay jirto xayiraad dhanka shidaalka ah, taas oo markii hore uu soo jeediyay […]

Continue Reading