Waa kuma Siyaasiga kale ee Xarigga loo diyaariyay?

Kadib Xariga C/Raxmaan C/Shakuur Warsame oo Maalintii sadexaad Xabsi ku jira Dowladda Somalia ayaa Qorshaynaysa in ay Siyaasi kale Mar siiso Wadadii C/C/Warsame.waxuuna ruuxaasi noqon karaa midkamida Shaqsiyaadka  ka ag dhow Siyaasiga xiran. Xog hoose oo ay heshay Shabakadda Ceelhuuronline ayaa sheegaysa la diyaariyay Waraaqdii lagu soo xiri lahaa Ray’iisul Wasaarihii hore ee Somalia Cumar […]

Continue Reading

Sawirro: Waddooyinka Galkacyo oo la isku furay laba sano kadib

Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo Taliyaha  xoogga dalka Soomaaliyeed C/weli Jaamac Gorod ayaa maanta  ku guuleysteen iney dib u furaan waddooyin muhiim ah oo  muddo laba sano ah xirnaa magaalada Gaalkacyo. Mas’uuliyiin kale oo ka socotay Puntland, Galmudug iyo saraakiil ciidan ayaa qeyb ka ahaa qorshaha maanta lagu furay waddooyinkaan. Waxaa […]

Continue Reading

Madaxwayne Waare: Ka Der oo Dibi Dhel!!!

.Iyada oo  Beelaha ku dhaqan deegaanada Hirshabeele ay, rajo weyn ka qabeen,Doorashadii Maxamed Cabdi Waare, in ay noqon doonto mid deegaanadooda u horseedi doonta, barwaaqo iyo nolol horumar leh, islamarkaana ay la tartami doonaan maamul gobaleedyadii ka horeeyey.Ayey rajadaasi meesha ka baxday markii Waare la yimid waxaan loo fadhinin. Madaxweyne Waare oo markii hore sheegay […]

Continue Reading

Afar Qodob oo laga bartay Shirka Galmudug iyo Ahlu-sunna

Shirka Jabuuti ee Ahlu-sunna iyo Galmudug ayaa wili soconaya waxaana jira warar Sheegaya in isku soo dhawaansho labada dhican uu jiro waa Wafdiga uu horkacayo Madaxwaynaha Galmudug Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo Ahlu-sunna Wafdigeeda Hugaaminaya oo la sheegayo in ay jiraan isfahan laga gaaray Awood Qaybsiga Maamulka Garahaan in Laysku daro Labada Baarlamaan. Ururka IGAD […]

Continue Reading

QM oo Dalbatay $22.5 Bilyan si wax looga Xaalka Dhibanayaasha Aduunka

Hay’ada Qaramada Midoobay ayaa u codsatay dhaqaala gaaraya $ 22.5bn si ay u caawiso dhibbanayaasha, iskahorimaadyada iyo dhibaatooyinka bani’aadamnimo ee adduunka oo dhan. Koonfurta Suudaan ilaa Suuriya iyo Afgaanistaan ilaa qaxootiga ka yimid Myanmar, iskahorimaadka ayaa sabab u ah dhibaatada aadanaha. Xaaladaha intooda badani waa kuwa kasii daraya . Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in in […]

Continue Reading