Real Madrid Oo £ 62m Ku Dooneysa David De Gea
Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay isku diyaarineyso inay 70 milyan oo ginni ku dalbato goolhayaha Manchester United David de Gea xagaaga soo aadan. Kooxda heysata horyaalka yurub ayaa si joogta ah loola xiriiriyay xiddiga heerka caalami ee dalka Spain sanadihii ugu dambeeyay, waxaana ay ku dhwaatay inay dhameystirto heshiiskiisa sanadkii 2015. Real Madrid […]
Continue Reading