Deni oo la siiyey waqti dheeraad ah oo Xukuumadiisa ku soo dhiso

Baarlamaanka Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta cod u qaaday codsi Madaxweynaha Maamulkaasi Saciid Cabdullaahi Deni ku dalbaday muddo kordhin loogu sameeyo, wakhtiga laga rabo inuu soo dhiso Xukuumadda cusub ee Puntland. Madaxweyne Deni oo maanta hor yimi Baarlamaanka, wuxuu codsaday 15 cisho oo muddo kordhin ah si uu soo dhiso xukuumad Tayo leh. 45 xildhibaan […]

Continue Reading

Maamulka G. Banaadir oo burburiyey Dhismayaal

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta burburiyey dhismayeyaal ay ku sheegeen Sharci daro ah oo ku yaalla degmada Waabari ee gobolka Banaadir. Dhismayeyaashan ayaa maamulka gobolka Banaadir waxa ay ku sheegeen in horay looga dhistay goobo danguud ah oo loogu tala galay in loogu adeego bulshadda Soomaaliyeed. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay ka go’an […]

Continue Reading

Kenya: Dabley hubeysan oo weerartay Shaqaale Shiineys ah

Booliska Kenya waxay sheegeen in xalay dabley hubeysan ay rasaas ku fureen goob ay dhismo ka waday shirkad Shiinees ah. Taliyaha booliska Joseph Boinnet wuxuu sheegay in ciidamada ammaanka ay fashiliyeen weerarka ka dhacay deegaanka Shimbirey oo ku yaalla inta u dhexeeysa magaalooyinka Gaarisa iyo Madoogaashe. Xarunta Shirkadda la weeraray ayaa la sheegay inay ka […]

Continue Reading

Golaha Wakiilada Somaliland oo muddadii loo kordhiyey

Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta markii 5aad xilka u kordhiyey golaha wakiillada, waxaa lagu daray 9 bil oo hor leh. Doorashada golaha wakiillada ayey sheegeen in ay qabsoomeyso bisha 12aad ee sannadkan, halka muddo xileedka gola wakiilladu ku eegyahay bisha koowaad ee sannadka 2020ka. Muddo kordhintan ayaa kusoo beegmaysa xilli xisbiyada Somaliland isku khilaafsan yihiin […]

Continue Reading

Diyaaradaha Qaadka oo Maalintii 4aad ka dagin Puntland

Diyaaradaha qaadka ayaa maalintii afaraad ka deggin deegaanada Puntland , kaddib markii uu sameeyey go’aan madaxwaynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu ku joojiyay canshuur dhaafka loo sameeyo ganacsatada oo qaadka uu ka mid yahay canshuur dhimista la samayn jiray. Qaadka oo awal la cashuuri jiray 50%, hada laga qaadayo cashuurta 100%, balse waxa […]

Continue Reading

Yuusuf Garaad: Cashar ma noogu jiraa maaryenta weerarkii Dusit?

Weerarkii Westgate iyo weerarkii Dusit labadaba waxaan joogay Nairobi. Waxaan daawanayay Telefishinka, dhegeysanayay idaacadaha, akhrinayay wargeysyada, dhex mushaaxayay saxaafadda bulshada, la sheekeysanayay Kenyan iyo ajnebi.Waxaa hubaal ah in ciidanka amniga ee Kenya, siyaasiyiinta, suxufiyiinta iyo xataa shacabku ay wax weyn ka barteen weerarkii Westgate taas oo daliisheedu ay tahay sida ay Kenya ula falgashay weerarka […]

Continue Reading

Axmed Madoobe oo Diyaarinaya Guluf ka dhan ah Alshabaab

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa booqday saldhiga ciidamada Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Dhoobley gobolka Jubbada Hoose. Axmed Madoobe ayaa yiri:” dhowaan ay gacanta soo galayaan Degmooyinka Xagar iyo Badhaadhe iyo Gobolka Jubbada Dhexe oo Ciidamadii shaqadaas qaban lahaa ay diyaar ku yihiin meelahii loogu tala galay”. Madaxweyne Madoobe waxaa […]

Continue Reading

Ethiopia readies for al-Shabaab offensive in Somalia

The Ethiopian National Defence Force is preparing for an offensive on al-Shabaab extremists in neighboring Somalia following an ambush on an Ethiopian peacekeeping convoy. The ambush was reported as the al-Qaida-linked al-Shabaab claimed responsibility for the deadly hotel assault in Nairobi and deadly attacks on forces inside Somalia. The statement released by the Ethiopian National […]

Continue Reading

Alshabaab oo Jab Xooggan ku gaaray Dagaalkii Baarsanguuni

Ciidamo farabadan oo ka tirsan urur Alshabaab ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday xerada ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee Baarsanguuni. Alshabaab ayaa weerarkan ku bilaabay baabuur qaraxyo ka buuxeen, waxaana intaas kadib bilowday dagaal xooggan oo dhexmaray labada dhinac, ciidamada Dowladda iyo kuwa Jubbaland ayaa u suurtagashay in fashiliyaan gaari nuuca Parado ah […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Weerarkii Baar-Sanguuni

Wararka ka imaanaya degaanka Baar Sanguuni oo qiyaastii 50km u jirta Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ay iska caabiyeen weerar uga yimid Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab, kaasoo ku bilowday qaraxyo Gaadiid miineysan. Sida wararku sheegayaan dagaal saacado badan qaatay ayay Ciidamada dowladda ay dib u caabiyeen dagaalamayaasha Maleeshiyaadka Kooxda shabaabka. […]

Continue Reading