Cadaado: Dhismaha Taliska Qeybta 21aad oo la bilaabay (Sawirro)
Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaahshanaya Bulshada iyo Maamulka degmada Cadaado ayaa bilaabaay Dhismaha Xerada cusub ee Taliska Qaybta 21aad taasi oo maalmo kohor laga dhagax dhigey Duleedka waqooyi ee Magaalada Cadaado. Qaar ka mid ah Agabka dhismaha ayay Maamulka Dagmada Cadaado iyo waxgaradkoodu ku wareejiyeen Taliska Qaybta 21aad si loo […]
Continue Reading