Juxa oo si kulul ugu jawaabay Goodax Barre
Wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha Abdi Faarax Siciid Juxa ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadalkii Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre. Fariintii Goodax Barre Wasiirka Waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre oo uga digay Ardayda Soomaaliyeed ee imtixaanka ka qeyb-galaysa in loo adeegsado siyaasadaha ku saleysan qalalaasaha. Jawaabta Juxa “Wasiir Godax, Faraha kala bax waxbarashada Puntland. Wasiir […]
Continue Reading