Farmaajo oo weerar afka ah ku qaaday Mucaaradka & Madaxda Maamul Goboledyada
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay shirka culimada Soomaaliyeed oo lagu qabtay Hotel Royal Palace magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Isagoo hadal ka jeedinayay shirka sheegay in dowladda oo Khilaafaad iyo culeys lagu furo macnaheeda aysan aheyn mucaaradnimo, balse ay tahay dowladd dumin. Sidoo kale waxa uu wax laga xumado ku tilmaamay in Dowladda […]
Continue Reading