Murugadii aan marqaatiga ka ahaa!!!

W/Q: Farxiyo Muraad Murugadii aan marqaatiga ka ahaa!! Maanta aniga iyo wiil aan shaqo wadaag nahay (Camera Man) oo hor mareyna illinka hore ee Villa Somalia, kana nimid jihada Zayidka, ayaa la kulannay dhacdo maankenna gali weysay, aadna noo xanuujisay. Waxey aheyd xilli aan shaqo ka nimid, waxaan saarneen gaari, ciidanka ayaa nagu wargeliyay in […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo Kormeeray Barnaamijka Isxilqaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray xarumaha danta guud ee lagu dhisayo Barnaamijka Is-xilqaan ayaa ku ammaanay muwaadiniinteenna sida ay u soo ajiibeen baaqiisa ku saabsanaa in laga wada qeyb qaato Ololaha Isxilqaan ee dalka dib loogu dhisayo. Madaxweynaha ayaa dul istaagay shaqooyinka dib-u-dhiska iyo dayac-tirka ah ee lagu wado Tiyaaratka, […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyey Sharciga Doorashooyinka

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay meel mariyeen Hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka oo ay soo diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta. Ujeedooyinka sharciga doorashooyinka qaranka ayaa ah in lagu maamul doorashooyinka golayaasha sharci dejinta iyo madaxwaynaha jamhuuriyadda, laguna hir gelinayo doorashooyin xor iyo xalaal ah […]

Continue Reading

Wasiirkii Warfaafinta XFS Daahir Geelle oo iscasilay

Wasiirkii Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa is casilay, asagoo u sababeeyay iscasilaadiisa kala aragti duwanaanshaha ra’yiga ee kala dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka. Wasiirka ayaa ku biiraya wasiiro horey u baneeyey kuraastii ay ku fadhiyeen kadib markii ay is qabteen RW Kheyre, oo wasiirada ku cadaadiya in ay u nacamleeyaan. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya […]

Continue Reading

2 Xubin oo Alshabaab ah oo Isasoo Dhiibay

Ciidanka maamulka Jubbaland ee ku sugan degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa xaqiijiyay in ay isku soo dhiibeen labo xubnood oo ka mid ah Ururka Al-Shabaab. Taliska Ciidanka Nabadsuggida Qeybta Jubbaland ayaa sheegay in raggaan oo ka mid ah qeybta dagaalka qaadda iyo hubkii ay wateen hadda gacanta lagu haayo, islamarkaana Ciidanka ay si wanaagsan […]

Continue Reading

Ciidanka Dowladda oo la wareegay Deegaanka Bariire

Taliyaha Danab Gashaanle C/raxmaan sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada Dowladdu gaar ahaan Kumaandoosta Danab ay saaka maleeshiyada Al-shabaab ka saareen Deegaanka bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliyaha ayaa intaa ku daray in Ciidanka dawladda ayaa jab gaarsiiyey maleeshiyada oo muddo dhibaato ku haysay bulshada deegaankaas, waxayna ciidamadu deegaanka ka wadaan hawlo […]

Continue Reading