Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo ka Digay Dhoofinta Dhuxusha
Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha. War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:- Soo saaridda iyo dhoofinta dhuxushu waxay saamayn laxaad leh ku leedahay xaalufinta deegaanka, waxayna il wayn oo dhaqaale u tahay argagixisada. Dhoofinta dhuxusha waa fal-dambiyeed lagu ciqaabi karo Xeerka Ciqaabta Soomaaliyeed, waxaana lagu mamnuucay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay S/RES/2036 […]
Continue Reading