Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo isa soo dhiibay
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Bandhigtay Sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab,kaasi oo shalay isku dhiibay ciidanka Xoogda Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Jubbaland oo ku sugan deegaanka Baar-sanguuni oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose. Jubbaland ayaa sheegtay in Sarkaalkan uu ka yimid degmada Jamaame ee Jubada hoose,isla markaana lagu magacaabo Sharma’arke Cabdinaasir Axmed kana tirsanaa […]
Continue Reading