Daawo : Wasiir Goodax Barre oo ka hadlay imtixaanka Dugsiyada Sare
Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre ayaa Maanta waxaa ay kormeer ku tageen Xarumaha qaar ee uu ka socdo Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare eek u yaalla Magalada Muqdisho. Wasiirka oo ay wehlinayaan taliyeyaal Ciidan ayaa waxaa ay indha-indheyn ku tageen Xarumaha uu ka socdo Imtixaanka,waxaana uu Ardayda kula dardaaarmay […]
Continue Reading