Saafaradda Maraykanka ee dalka Kenya oo maanta la xiray
War ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa lagu sheegay in maanta oo ah 28 October Safaaradda la xiray, iyadoo la joojiyay adeegyadii Qunsuliyada, balse adeegyada deg deg ah ee ay u baahan yihiin muwaadiniinta Mareykanka in la heli karo. Safaaradda ayaa xirnaan doonto ilaa 31 bishan, Ninka midida ku hubeysnaa ayaa isku dayay […]
Continue Reading