Daawo: Galmudug oo Loise Njoke ku wareejiyay dowlada Kenya
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta ku wareejisay Loise Njoke Weru dowlad kenya, Loise ayaa ciidanka Nabad sugidu ka soo badbaadiyeen koox burcad ah oo haysatay muddo 18 bilood ah, Wasiirka Amniga Galmudug Cismaan Nuur Taardhuleyd ayaa safiir ku xigeenka Kenya ku wareejiyey Gabadhaan la soo badbaadiyey. Wasiir Cismaan oo ka hadlay goobta wareejinta oo aheyd […]
Continue Reading