Daawo: Galmudug oo soo bandhigtay Maxaabiis ay Sheegeen in ay ku qabteen dagaalkii Galkacyo

Saraakiisha ciidamada Dowlad goboleedka Galmudug ayaa shalay ku soo bandhigay Magaalada Galkacyo xarunta gobolka Mudug 3 nin oo ay ku sheegeen in ay ku qabteen dagaalkii ka dhacay Magaalada Galkacyo. Raggan la qabtay oo saxaafadda loo soo bandhigay ayaa laba ka mid ah diideen in ay hadlaan, halka mid ka mid ah ka sheekeeyey halkii […]

Continue Reading

Ciidamada Itoobiya oo isaga baxaya Soomaaliya

Ciidamada Itoobiya ayaa ka baxaya  magaalooyin badan dalkeena Soomaaliya, iyadoo todobaadyadii u dambeeyay faarujiyay deegaano dhowr ah oo sanado ka hor ay ka saareen Al-Shabaab. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya ka bixitaanka Ciidamada Itoobiya ee deegaanada gobolada dalka, waxaana loo sababeynayaa kacdoonka iyo rabshadaha ka dhanka ah dowladda ee ka socda gudaha dalka […]

Continue Reading

Qarax xooggan oo goordhow ka dhacay magaalada Beledweyne

Qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay magaalada Beledweyne gaar ahaan xero ciidan oo ay leeyihiin ciidamada Jabuuti ee ka tirsan howlgalka Amisom. Qaraxa oo aad u culusaa ayaa la sheegayaa in uu ahaa gaawi weyn oo nuuca xamuulka qaada oo walxaha laga soo buuxiyey, waxaana laga maqlayey dhammaan xaafadaha magaalada. Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerar, […]

Continue Reading

Daawo: Taliyaha AMISOM oo ka warbixiyey ciidamada Cadaado soo gaaray

Taliyaha guud ee Howlgalka Amisom Jeneraal Cismaan Subagle oo wareysi siiyey Ceelhuur Online ayaa sheegay in ay magaalada Cadaado u soo gaareen sidii ay ugu qeyb qaadan lahayeen suggidda amniga doorashada ay marti galinayso Magaalada. Waxaana maalintii labaad Magaalada Cadaado soo gaaray ciidamo ka socda wadamada Jabuuti iyo Burundi, waxaana ciidamada Jabuuti sii joogi doona […]

Continue Reading

Guddiga Doorashooyinka oo ka hadalay halka ay marayso doorashada aqalka hoose

Guddoomiyaha Guddiga hirgalinta Doorashooyinka dadban Avv. Cumar Maxamed Maxamed Cabdulle dhageey ayaa sheegay in ay meel wanaagsan mareyso doorashooyinka aqalka Hoose, isla markaana inta badan Maamul-goboleedyada ay soo xareeyeen ergooyinka soo dooran lahaa Xildhibaannada aqalka Hoose. Guddoomiyaha Guddiga (Cumar Dhageey) oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka warbixiyay hanaanka loo dooranayo aqalka Hoose iyo […]

Continue Reading

Norway oo dib u celinaysa 1,600 oo Soomaali ah

Waaxda Socdaalka dowladda Norway ayaa sheegtay in ay  dib u soo celin doonto Qaar ka mid ah Qaxootiga Somalieed ee ku sugan dalkeeda. Dowladda Norway ayaa sheegtay in dadkaan ay haboon tahay in dib loogu celiyo dalkooda , madaam waaxda Socdaalka dalkaasi ay sheegtay in Somaliya ay amaan tahay. Waaxda socdaalka ayaa ku dhawaaqday in […]

Continue Reading

Dagaal culus oo saaka ka socda galbeed Galkacyo

Dagaal culus ayaa saaka markale dib uga qarxay duleedka galbeed ee magaalada Gaalkacyo,Dagaalka ayaa bilowday saacad ka hor wuxuuna dagaalku u dhaxeeyaa ciidamada Puntland iyo Galmudug. Waxaa labada dhinac ee dagaalamaya oo ah ciidamadii isku horfadhiyay duleedka koonfur galbeed ee magaalada Gaalkacyo ay isku adeegsanayaan hubka culus iyo madaafiicda goobta kuwaasi oo daryankooda laga wada […]

Continue Reading

Galmudug oo ku baaqday in la gargaaro shacabka ku barakacay Colaada Galkacyo

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay caawa baaq ugu dirtay bulshada Galmudug meel kasta ay joogaan, dowlada federaal, beesha caalamka iyo hay’adaha gargaarka in ay caawiyaan dadka ka barakacay dagaalada ka aloosan magaalada Galkacyo. Ilaa 50,000 oo qof ayaa ka barakacay Galkacyo sida ay sheegtay hay’ada UNCHR, waxaana intooda badan dadkaan ku dhibaataysan […]

Continue Reading

WARIYEYAASHA IYO II DHEH-DA MURASHIXIINTA. W/Q: Abdi Hassan Awoowe

WARIYEYAASHA IYO II DHEH-DA MURASHIXIINTA. Waxaan arkay qaar ka mida saaxiibadayda wariyaasha ah oo ii dhehyo/xayeysiisyo xad dhaaf ah u sameynaya murashaxiin xil qaran u xaydxaydanaya. wariyuhu xaq uma lahan inuu dadwaynaha ku yiraahdo murashax hebel Doorta, isagoo adeegsanaya ereyo faanfaanin/buunbuunin ah oo xitaa ay suuragal tahay shaqsiga uu faafinayo inuusanba la ogayn, balse ay […]

Continue Reading