Galmudug oo ku baaqday in la gargaaro dadka aysoo barakiciyeen Alshabaab
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxtooyada Galmudug ayaa loogu baaqay cidii gacan ka geysan karta caawinta dadka ay soo barakiciyeen Alshabaab.
Continue ReadingWarar Xaqiiqo ah waa Astaanteena
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxtooyada Galmudug ayaa loogu baaqay cidii gacan ka geysan karta caawinta dadka ay soo barakiciyeen Alshabaab.
Continue ReadingWaxaa maanta magaalada Cadaado ka dhacay doorashada kursiga Beesha Ceyr Bari, waxaana kursigan oo buuq badan ka taagnaa, waxaana horey dhowr jeer dib u dhacay doorashada kursigan, saaka 9:00 Am bilaabtay doorashada kursigan, waxaana goobta xaadir ku ahaa laba Musharax oo kala CabdiXakiin Macalin Axmed iyo Shukri Cabdi Faarax, waxaana goobta doorashada ka maqnaa musharixiinta […]
Continue ReadingMagaalada Cadaado ayaa maanta waxaa lagu doortay saddex kursi oo kala ahaa: Kursiga 31-aad Beesha Ceyr/Bari Waxaa ku guuleystay C/Xakiim Macalin Axmed oo helay 40 cod, halka Shukri Cabdi Faarax heshay 5 cod, Ergada codeysay 45 ergay. Waxaa goobta ka maqnaa Musharixiinta kala ah: 1. Maxamed Caabi Xasan 2. Xaliimo C/raxmaan Faarax 3. Axmed Mire […]
Continue ReadingShirka hoggaamiyeyaasha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa lagu wadaa in uu berri ka furmo Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Madaxda maamul goboleedyada Qaar ayaa Maanta lagu Wadaa in ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan shirka. Shirka ayaa looga hadlaaya doorashooyinka Soomaaliya , gaar ahaan tabashada ay qabaan maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland […]
Continue ReadingWar kasoo baxay Xafiiska ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa looga hadlay howlaha doorashooyinka ee ka socda Soomaaliya. Micheal Keating ayaa ka digay in doorashada Soomaaliya ay gaarto Sanadka cusub ee 2017 . Waxaa uu sheegay in ay haboon tahay in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay dhacdo […]
Continue ReadingEenow ma iishay?! Waxaa 01/12/2016 ku geeriyooday waddanka Talyaaniga Professor Cumar Eenow. Eebbe ha u raxmado. Professor Cumar Eenow, wuxuu ahaa bare jaamacad iyo aqoon, oo wax ka dhiga dalka Canada. Sida uu shaqooyin ka la duwan u soo qabtay. Professor Cumar Eenow, wuxuu ahaa aqoonyahan, waaya’arag, aragsame iyo indheergarad dhaqan iyo hidde soomaali ku […]
Continue ReadingKulankaan oo aha kulan casho sharaf ah ayna soo qaban qaabiyeen jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ayaa waxaa lagu so dhaweenayay madaxweynihii hore ee Soomaaliya mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo maalmahaanba safar gaar ah kujoogay magaalada Johannesburg, waxaana kulanka kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee jaaliyada oo iskugu jiray Odayaal, Ganacsato, Aqoonyahano, haween iyo […]
Continue ReadingGudoomiyaha maxkamada sare ee dalka Ibraahim Iidle S uleymaan iyo xeer ilaaliyaha guud ee dalka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta soo gaaray magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee Dowlad goboleedka Galmudug. Wafdigaan waxaa garoonka diyaradaha ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeen dowlada Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi, wafdigaan ayaa kulan kula qaateen madaxweyne kuxigeenka madaxtooyada […]
Continue Readingiyadoo ay kasii darayso xaaladda abaareed ee ka jirta deegaannada Galmudug ayaa maamulka Galmudug wuxuu diray dhawr wefti oo loo kala diray dhammaan deegannada Maamulkaas, kuwaas oo qiimaynaya baaxadda abaarta, si gurmad deg deg ah loo abaabulo. Wefdiyada maamulku diray ayaa dhammaan deegaannadii ay tageen waxay ugu tageen dad ay xoolihii ka dhammaadeen oo diif […]
Continue ReadingCiidamo ka tirsan ururka Alshabaab ayaa goordhow la wareegay tuulada Qaayib oo 30 km koofur-Galbeed kaga Degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, Ciidamadan oo ka soo galay laba jiho, ayaa ka kala yimid deegaanada Day iyo Xiindheere. War markii ugu horeysay ee Alshabaab qabsadaan deegaanka Qaayib, waxaana ciidamada tuuladan soo gaaray wataan ku dhawaad 20 gaadiid […]
Continue Reading