Gudiyadda doorashada dowlad goboleedyada oo ka horyimid go’aankii guddiga khilaafkadka ay ku laaleen 11 kursi.

Wararka Maanta

Gudiyada doorashada dowlad goboleedyada Galmudug, Puntland, KoofurGalbeed iyo Jubbaland ayaa soo saaray warsaxaafadeed mideysan oo ay uga soo horjeedeen go’aankii ay gudigga khilaafaadka ay ku laaleen 11 kursi.

screenshot_2016-12-16-00-08-39-1 screenshot_2016-12-16-00-08-52-1