Tartanka Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug.

Magaalada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug waxaa ka socota dhaqdhaqaaqa doorashada Guddoonka Barlamaanka Galmudug, 17 bishan ayaa loo madlan yahay doorashada Guddoonka Barlamaanka. Ilaa hadda 3 musharax ayaa rasmi ah isugu soo taagay kursiga Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug. Musharaxiintan ayaa kasoo kala jeeda degmooyinka Ceelbuur iyo Ceeldheer. Maxamed Nuur Gacal oo kasoo jeeda degmada Ceelbuur. Cabdinaasir Aadan Cismaan […]

Continue Reading

DFS oo bilowday Badalidda Qaar ka mid Saxiixayaasha Galmudug.

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay in ay badalaan Qaar ka mid Odoyaasha saxiixayaasha Xildhibaanada Galmudug. Suldaanka Beesha Shiikhaal Suldaan Maxamed Suldaan Muuse Luga-Loox oo ka mid ahaa Odayaasha Dhaqanka Saxiixayaasha Galmudug ayaa laga saaray liiska Odayaasha soo xulaya Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug, saacado ka hor inta aanu Ra’iisul Wasaare Kheyre ka soo ambabaxin Dhuusamareeb. Qorshaha […]

Continue Reading

Daawo: Habraaca Cusub Doorashada Galmudug.

Gudoomiyaha Guddiga Farsamada Maamul-u-dhisidda Galmudug Cabdinaasir Geele oo shirjaraaid ku qabtay magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in ay si rasmi ah u bilaaban doonto xulista xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug. Mr. Geelle ayaa ka gaabsaday inuu soo bandhigo jadwal taariikheysan oo lagu hagayo soo xulista xildhibaanada iyo doorashada Madaxda Galmudug, madaama dhowr jeer oo hore fashilmay jadwalo ay […]

Continue Reading

Iran oo Duqeysay Saldhigyo uu Mareykanka ku leeyahay Ciraaq

Waaxda Gaashaandhiga Mareykanka ayaa sheegtay Iran ay in ka badan 10 gantaal xalay ku garaacday laba saldhig oo uu millatariga Mareykanka ku leeyahay dalka Ciraaq. Afhayeen u hadlay wasaaradda difaaca Mareykanka ee loo yaqaano Pentagon-ka, ayaa sheegay in gantaallada baalistiga lagu garaacay saldhigyada al-Assad iyo Irbil ee ciidamada cirka Mareykanka. Warar kale oo soo baxaya […]

Continue Reading