Sawirro: Dhalinyarada oo deeq gaarsiiyey bukaano ku jira isbitaalka Cadaado

Dhalinyarada degmada Cadaado ayaa u istaagay sidii ay u caawin lahaayeen bukaano shuban biyood soo ritay, kuwaas tiradoodu gaarayaan 130 oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay la soo gaarsiiyey isbitaalka guud Cadaado. Bukaanada ayaa inta badan laga keenay deegaanka iidoole oo 25km bari kaga beegan degmada Cadaado, waxaana dhalinyaradu bukaanadan gaarsiiyey daawooyin iyo lacago […]

Continue Reading

Itoobiya oo Safiir cusub u soo magacowday Soomaaliya

Dowladda Itoobiya ayaa Danjire cusub u soo magacowday Soomaaliya, kadib markii uu waqtigiisa dhamaaday Danjirihii hore ee Dowladda Itoobiya u joogay Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya ay u soo dirtay Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabaa Jamaaludiin Mustafa Cumar, isagoo horey u ahaa ku xigeenka Itoobiya ee Soomaaliya. Sidoo kale Jamaaludiin Mustafa Cumar, ayaa sidoo […]

Continue Reading

Dab ka kacay xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya Degmada Hodanb ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Siigaale ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka kacay Dab geystay khasaare hantiyadeed. Dabkan ayaa ku bilowday Koronto, waxaana uu baabi’biyay guud ahaan Guriga dhismaha uu ka koobnaa, iyada oo ay jiraan khasaare hantiyadeed sida ay inoo sheegeen Dadka Degaanka. Qof Goobjooge […]

Continue Reading

Abaar daran oo ka jirta degmada Matabaan

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan gaar ahaan degmada Matabaan ayaa ku waramaya in halkaasi ay ka jirto xaalad adag oo la xariirta dhinaca Nolosha. Degaano hoos-taga degmada Matabaan ayaa laga soo sheegayaa xaalado daran oo ay sababtay Abaarta ka jirta qeybo kamid ah dalka. Deegaanada Geel-Kudhal, laanta saban, Qabno, Beer-Gadiid, Jiracle Ayaa ah deegaanada […]

Continue Reading

Sawirro: Xildhibaan lagu Qarxiyey Waqooyiga Galkacyo

Qarax gaari lagu xiray ayaa galabta ka dhacay waqooyiga magaalada Galkacyo oo uu ka taliyo maamulka Puntland. Qaraxaan ayaa waxaa dhaawac halis ah kasoo gaaray Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax bootaan oo ka tirsan Barlamaanka Puntland, Xildhibaanka ayaa ayaa la dhigay isbitaalka Waqooyiga Galkacyo. Saacadiihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayey digniino sheegaya weeraro Alshabaab ka fuliyaan […]

Continue Reading

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo la kulmay michael keating

Madaxweyne ku xigeenka ahana Siihayaha Madaxweynaha Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa Kulan laqatay Wakiilka Qarmada Midoowbay ee Soomaaliya michael keating,  Kulankan oo Ka dhacay Xaruta Xalane ayaa labada masuul ay uga wada hadleen Arimaha Abaaraha ba’ann ee kajira  Deeganada Galmudug.   Madaxweyne Xashi ayaa Siqoto Dheer uga warmay Xaaladaha adag ee kujira Deeganada iyo […]

Continue Reading

Sawirro: Dhismaha garoonka diyaaradaha Hobyo

Dhismaha garoonka diyaaradaha magaalo xeebeedka Hobyo ayaa meel fiican maraya, waxaana dhaqaalaha ku baxaya dhismsha garoonka iska kaashanaya hay’adda SSF iyo dadka deegaanka. Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya dhaqaale kor u dhaafaya 300 kun dollar, waana mashruucii ugu balaarnaa ee dhawaanahaan laga fuliyo Hobyo, dadka Hobyo ayaa u safra Cadaado iyo Galkacyo oo u jira […]

Continue Reading

Akhriso: Liis Horudhac ah Golaha Wasiirada Cusub

Shabakadda Ceelhuur Online ayaa heshay liis horudhac ah Golaha Wasiirada Dowlada federaalka, waxaa suurtagal ah in wax iska badalaan, saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre in uu ku dhawaaqo. Liiska Gollaha Wasiirada Beesha Dir 1. Ridwaan Xirsi Maxamed ( Isaaq , Habar Yoonis ) 2. Abdi Ismaaciil Samatar ( Godo-Biirse) […]

Continue Reading