Wasiir Odawaa oo maanta xilka wareejiyey

Wasiirkii hore arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta wareejiyey xilkii wasiirnimo, waxaana xilka kala wareegay wasiirka cusub arimaha Gudaha Cabdi Siciid Juxa. Xilwareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan dowladda, wasiir Odawaa ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebookga ku Sheegay sidan : “Maanta waxaan wareejiyay xilka […]

Continue Reading

Maamulka Ahlu sunno oo markale ka hadlay doorashada Galmudug

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Ahlu-sunna ee Gobolada Dhexe C/laahi Xirsi Diirshe (Daacad) oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay muhiim in a tahay in la wadaago talada Doorashada Madaxweynaha Galmudug. Waxa uu sheegay in ay ku taliyeen ummadda wax iyada ay raali ku tahay in loo dhiso, maadaama shacabka ay yihiin dad isla dhashay oo […]

Continue Reading

Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay Gal-Gaduud Cabdi Diiriye Cadaawe (Fadlan aqri)

Aabihii baariga ahaa ee lagu Gowracay Gal-Gaduud Cabdi Diiriye Cadaawe (Fadlan aqri) Dadka ku nool Gal-Gaduud abaarta waxaa u dheer gumaadka askarta Itoobiya ee magaca Amisom ku jooga Somalia kuwaas oo tacdi badan ka geystay halkaas labadii sano ee ugu dambeysay. Askarta Itoobiya ee fadhiga kuleh dagmada Ceelbuur ee gobalka Gal-Gaduud ayaa dil arxan daro […]

Continue Reading

Sawirro: 400 Qoys oo raashin loogu qeybiyey Cadaado

Culimaa’udiin iyo ganacsato ka socday dalalka Bakistaan iyo tanzaaniya ayaa deeq raashin iyo lacag iskugu jirta gaarsiiyey in ka badan 400 oo qoys oo kamida dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Cadaado. isbitaalka guud ee Cadaado ayey booqdeen waxayna dhammaan bukaanadii isbitaalka jiifay gaarsiiyey deeq lacag ah, waxay madaxtooyada Galmudug ee Cadaado kula shireen […]

Continue Reading

C/kariin Guuleed oo ka hadlay Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Madaxweynihii hore Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii ugu hireysay ka hadlay doorashada Madaxweynaha Galmudug. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebookga ayaa u qornaa sidan: TALO SOO JEEDIN Ayadoo laga Anbaqaadayo wararka niyadwanaaga iyo yadadiisha leh ee ka soo baxay Maamulka Ururka.Culumada Ahlu Sunna, lana tixgalinayo taladii Raisu Wasaare Xasan kjeyre, lagana faaideysanayo casharadii laga […]

Continue Reading

Sawirro: Ururka Dhalinyarada Godinlabe oo deeq gaarsiiyey 150 Qoys

Ururka dhalinyarada Godinlabe ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey 150 qoys oo ah dadka abaartu saameysay. Deeqdaan ayey dhalinyaradu iska aruuriyeen waxayna ugu deeqeen walaalahooda tabaalaysan, dadka deeqda la gaarsiiyey ayaa ka mahad celiyey raashinka la siiyey. Dhalinyarada Godinlabe ayaa kaalin fiican kaga jira gurmadka abaaraha, waxaana deegaanad u hareereysan Godinlabe saameyey jiilaalka oo dheeraaday.

Continue Reading

Sawirro: Markab halis ugu jira inuu ku caariyo dekedda Muqdisho

Markab u raran ganacsato Soomaaliya ayaa qarka u saaran inuu ku caariyo dekada Muqdisho, dadaal badan ayaa loogu jiraa sidii loo badbaadin lahaa markabkaan. Markaan ayaa sida ilaa 500 tan, waana markii labaad oo sidaan ay ku dhacdo muddo laba todobaad gudahooda ah. Mareeye ku xigeenka dekada oo la hadlay idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in […]

Continue Reading

Sawirro: Duulimaadyo Toos ah Muqdisho-Nairobi oo bilowday

Markii ugu horeysay muddo 10 sano ah ayaa duulimaadyo toos ah ka bilowday Muqdisho iyo Nairobi. Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa xariga ka jaray duulimaadka, waxaana diyaaradda African Airways ay 49 qof ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo toos uga dagtay garoonka Jomo Kenyata. Diyaaradaha ayaa hadda kadib aan mari doonin Wajeer oo ay rakaabku dhib […]

Continue Reading

Dabley Hubeysan oo dad ku dilay Cabudwaaq

Labo Qof ayaa ku dhimatay Sadex kalana waa ay ku dhaawacmeen Shaqaaqo kadhacdey Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Labada Qof ee dhimatay ayaa midkood loo dilay aano qabiil halka kan kalana rasaastii loowadey uu kudhintay Labada Ruux ee dhimatay ayaa lagu kala magacaabaa Burhaan Diiriye iyo Aadan Cilmi Xirsi. Ilaa sadex Ruux oo kale oo […]

Continue Reading