Sawirro: Duulimaadyo Toos ah Muqdisho-Nairobi oo bilowday

Uncategorized Wararka Maanta

Markii ugu horeysay muddo 10 sano ah ayaa duulimaadyo toos ah ka bilowday Muqdisho iyo Nairobi.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa xariga ka jaray duulimaadka, waxaana diyaaradda African Airways ay 49 qof ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo toos uga dagtay garoonka Jomo Kenyata.

Diyaaradaha ayaa hadda kadib aan mari doonin Wajeer oo ay rakaabku dhib badan ku qabeen.

Duulimaadyada tooska ah ayaa yimid markii labada dowladood Soomaaliya iyo Kenya ay heshiis ku gaareen magaalada Nairobi.
FB_IMG_1490803801736 FB_IMG_1490803798386 FB_IMG_1490803617532 FB_IMG_1490803612636 FB_IMG_1490803608646 FB_IMG_1490803604356 FB_IMG_1490803598851 FB_IMG_1490803592718 FB_IMG_1490803587193 FB_IMG_1490803566109