Sheekh Shaakir oo Eedeyn u jeediyey Dowlada Federaalka ah

Madaxweynaha  Maamulka  Ahlusuna Waljameeca Sheekh Maxamed Shaakir cali Xasan ayaa Dowlada Soomaaliya ku eedeeyey inay qeyb ka  tahay Guul-darada Wada hadaladii Galmudug iyo Ahalusun kuwaas oo xal loogu raadinayey Khilaafka Siyaasadeed ee mudda u dhexeeyey labada dhinac. Axmed Shaakir  oo Shalay kusoo laabtay degmada Guricel ayaa Sheegay Dowlada Farmaajo ku socoto wadadii dowladii hore, isagoo […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo IToobiya Tagaya Todobaadkan

Sida ay qortay wakaalada wararka ee Anadolu ee dalka Turkiga, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqasho rasmi ah ku tagaya dalka itoobiya. Wakaalada oo xiganaysa diblumaasi sare oo u dhashay itoobiya, ayaa sheegtay in booqashadan qaadan doonto 2 maalmood, waxayna bilaaban doontaa maalinta Arbacada 3 May 2017. Waa safarkii ugu horeeyey ee Madaxweyne […]

Continue Reading

Doorashada Galmudug oo dib loo dhigay

Gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Cadaado ayaa sheegay in doorashada Madaxweynaha dib loo dhigay ilaa 3 bisha May 2017, iyadoo horey loogu madlanaa 30 April. Gudoomiyaha Guddiga Xildhibaan Maxamed Xasan Geelle ayaa intaa ku daray in dib u dhigistaan ay tahay arimo farsamo, si loo helo waqti ku fulan […]

Continue Reading

Sawirro: Daawo iyo Lacag la gaarsiiyey isbitaalka Cadaado

Deeq isugu jirta lacag iyo daawo ayaa shalay la gaarsiiyey isbitaalka degmada Cadaado, deeqdaan oo ay soo dhiibeen jaaliyadda deegaanka kasoo jeeda. Waxayna jaaliyadu deeqdaan u wakiishaan qaar ka mid dhalinyarada Cadaado, deeqdaan ayaa ka koobaneyd 1606 xabo oo ah faleebo, 700 xabo kaannool ah, iyo 45  bukaan ah oo ay lacag u qeybiyeen. Isbitaalka […]

Continue Reading

Sawirro: Musharax Axmed Shariif oo si weyn loogu soo dhaweeyey Cadaado

Musharaxa jagada Madaxweynaha dowlad goboleedka mudane Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif ) ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Cadaado. Musharaxa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado ku soo dhaweeyey Madaxda iyo Shacab farabadan, waxaana kadib loo galbiyey Hotel Central halkaas oo uu kula hadlay qeybaha kala duwan ee bulshada. Gudoomiyaha degmada Cadaado Tootoole, Madaxweyne […]

Continue Reading

Sawirro: Prof Shirwac oo la gudoonsiiyey Shahaadadii Musharaxnimada

Musharax Cabdulqaadir Maxamed Shirwac oo u sharaxan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa la gudoonsiiyey shahaadada Musharaxnimada. Shahaadadan waxaa gudoonsiiyey guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug, Prof Shirwac ayaa noqonaya musharixii ugu horeeyey ee la gudoonsiiyo Shahaadada. Shahadaadan ayaa cadeynaysa in musharaxu soo buuxiyey dhammaan shuruudihii laga rabay Mushaxa.

Continue Reading

Akhriso: War-murtiyeed Dowladu kasoo saartay Wadahadalada Galmudug iyo Ahlu sunno

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warmurtiyeed kasoo saartay wadahadalkii magaalada Muqdisho uga socday Dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu sunno. Warmurtiyeedkaan oo ka kooban 9 qodob ayaa waxaa ku sixiixnaa wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa. Hoos ka akhriso warmurtiyeedka.

Continue Reading

Wadahadalkii Galmudug iyo Ahlu sunno oo burburay

Guddigii dowlad goboleedka Galmudug u matalayay Wada hadalada u dhaxeeya Ahlusunna iyo Galmudug ayaa goor dhow shir jaraa’id oo ay ku qabteen Hotel Syl magaalada Muqddisho waxa ay  ku dhawaaqeen inuu bur buray Wada Hadaladii ay la lahaayeen Ahlusuna ee ka socday magaalada Muqdisho. Shirkan jaraa’id ayey Guddigu ku shaaciyeen inuu gebi ahaanba istaagay wada […]

Continue Reading

Musharraxii Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la dilay : W/Q:Cumar Seerbiya

Musharraxii Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la dilay : Waxa Qoray Cumar Seerbiya Cabdiraxmaan Aadan Faysal oo labadii sanno ee u dambeeyey u sharaxnaa xilka wasiirka amniga Soomaaliya ayaa la dilay xilli aanu wadanin wax ilaalo ah waxaana isaga oo aan is difaacin lagu dilay hub ay yartahay in loo adeegsado qof la dilaayo kaasi oo […]

Continue Reading