Taliyayaashii NISA iyo Booliska oo xilkii laga qaaday

Golaha Wasiirada Soomaaliya  ayaa maanta shir ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho, shirkaas oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa warbixin looga dhageystay Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Islow , Wasiirka ayaa ka hadlay dhacdadii qaraxii Isgoyska Zoobe ee 14 October iyo kii xalay lagu qaaday Hotelka Naasahablood 2. Wasiirka Amniga […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo furay Shirka Wadatashiga Madasha Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Madasha Hoggaanka Qaran.  Shirkan ayaa ka furmay xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Magaalada Muqdisho, waxaana Madaxdu ku gorfeynayaan Sidii loo dhameyn lahaa kala aragti duwanaanshaha  Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, Guluf dagaalka oo ka dhanka ah ururka Alshabaab. Wasiirka Arrimaha Gudaha […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo ka qeybgalaya Shirka Madasha Qaran

Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil katirsan Madaxtooyada Galmudug Waxaa la filayaa in beri uu magaalada Muqdisho u safro Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Mr. Ducaale ayaa ka qeybgali doona shirka Madasha Hoggaanka Qaran ee beri ka furmaya caasimadda dalka, Madaxweynaha ayaa waxaa safarkiisa ku wehlin doona wasiiro iyo xildhibaano. Arintan ayaa timid […]

Continue Reading

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya?

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar). Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa ka mid ahaa Masiibadii Qaran ee 14kii Oktoober 2017, Geeridii General Maxamed Abshir Muse, Geedisocodka Deyn-Cafiska iyo arrimo kale. Ugu horreyntii Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa […]

Continue Reading

Dagaal ka socda Bariga Gobolka Mudug

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Mudug gaar ahaan degaanka Godad ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo Dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug. Dagaalkan ayaa bilowday aroortii hore ee saaka , waxaana dadka degaanka ay ku soo tooseen, iyada oo uu socdo dagaalka, labada dhinacna ay […]

Continue Reading

Ra’iisulwasaare Kheyre oo u ambabaxay dalka Turkiga

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada aan walaalanahay ee Turkiga. Mudane Xasan Cali Kheyre waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale, isagoo inta uu joogo dalka Turkiga lagu wado inuu kulamo la qaato madaxda dalkaasi. Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa […]

Continue Reading